Rabshadaha Muqdisho: Maxaa Sababay in Soomaaliya ay Qarka u Tagto Burbur?

Habeenkii Axadda Abril 25, 2021 ayaa dagaalo saacado qaatay ay ka dheceen meelo ka mid ah degmooyinka Hodon, Howlwadaag iyo Karaan ee magaalada Muqdisho. Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo Arbacadii Abril 28kii warbaahinta kala hadlay dadweynaha Soomaaliyeed ayaa sheegay inuu xasilloonida dalka u tanaasulay. Baaqa Farmaajo waxuu u muuqdaa inuu xal u noqon karo halista … Continue reading Rabshadaha Muqdisho: Maxaa Sababay in Soomaaliya ay Qarka u Tagto Burbur?